Baaritaan guri guri ah oo ka socda Xaafadaha Belad-weyne & Sababta ka dambeysa

Ciidamada dowladda ayaa maanta ka wada magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan howlgal iyo baaritaanno guri guri ah oo ka socda xaafadaha magaalada oo dhan. Howlgalkan ugu weyn ayaa ka socda xaafadda Howl-wadaag oo inta badan ay ka dhacaan dilalka qorsheysan ee lagula kaco askarta dowlada iyo waxgaradka bulshada. Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in howlgalka uu … Continue reading Baaritaan guri guri ah oo ka socda Xaafadaha Belad-weyne & Sababta ka dambeysa